Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda ka beeray oo ay isu dhaleen 10 wiil iyo …
Daily Archives: March 16, 2024
Boob & Bililiqo Waa Soo Jireen
Daaraha xusuustiyo, hadba midab la doortiyo. Diirka lagu mariimoo, shanta daadsan yaaliin. Deeqdaas la yaabka leh, duco waalid soo hoyn. Carshigana kasoo degin, dal shisheeye loo tegin. Duullaana loo gelin, ninka weel darsanayee. Digashada saboolkiyo, ku darsaday bareeraha. Miyaan eedi daba ool, godobtiisu dedanaa. Tixdii M. W. Hadraawi Qofka qaba cudurrada dhimirka marka laga tumo …
Cabdi-NGOle
Cabdi-NGOle | Soomaaliya: Qabrigii Kaalmada Shisheeye & Dalkii NGO-leyda Maqaalkii Awoodda ka oomanaw ama Islaax ahaaw, waxaan akhristeyaasha u ballanqaaday Kooxaha Cabdi-adduunyo inaan Qormo kasta ku falanqeyn doono Laba Cabdi ama Hal Cabdi, taasoo ku xiran hadba tirada bogagga, maanta waa Cabdi-NGOle. Intii Bini-aadamku ku noolaa dunida guudkeeda, kolley waa jirtay iskaalmeyn iyo gurmad ka …
Sooyaalka Soomaaliya
Ma isweydiisay Soomaalida asalkeedu xaggee ka soo jeedaa? Ma maqashay doodda ku saabsan in Soomaalidu Carab tahay? Ma maqashay beelaha Soomaaliyeed qaarkood oo sheeganaya, in ay Carab ka soo jeedaan? Haddii ay haa tahay warcelintaadu, waxaa lagamamaarmaan ah, in aad aqriso buugga ‘Sooyaalka Soomaaliya’. Waxaad ogaan doontaa garaadsame C.Qaadir ‘Aroma’ doodda uu soo bandhigay, aragtida …
Tiirka Colaadda
Ma rabtaa inaad si dhab ah u ogaato colaadda dabadheeraatay ee Soomaali burburka iyo ka hor dhextaallay? Ma rabtaa inaad kasmo furan ka qaadato loollannada ka ligan cirif ka cirif dhulkeenna, ee ay beelo; degaan, awoodqaybsi, daaqsin, ceel biyood iyo isku haystaan maamul dawladeed? Ma rabtaa inaad ku ogaato dhigaal aqoonaysan iyo aragti ogaalaysan? Hadday …
Hadimadii Gumeysiga
Ma rabtaa, in aad ogaato, dalkan muxuu gumaystihii ka gaystay? Maxay ahaayeen dagaalladii Soomaali iyo Xabasahi dhexmaray? Dalkan yaa u soo halgamay? Sidee loo qoray taariikhda halganka? Ma la simay dadkii soo wada halgamay mise qaar ayaa la qariyey? Madaxbannaanida raadinta yaa ka qaybqaatay ururro ama beelo, culumo ama dagaalyahanno? Haddii aad rabto, in aad …
Sababihii Burburka Soomaaliya
Ma rabtaa inaad ogaato sababta ay u dhaceen wixii dalkan ka dhacay sidii dawlad loo noqday ka hor iyo ka dibba? Ma rabtaa inaad ogaato sababta ay u duntay dawladdii xoogga wayneed, ee ciidanku uu marooqsaday awooddii talinta iyo wadaaggii dimoqoraaddi ee doorashada? Ma rabtaa, in aad ogaato wixii keenay kalatagga beelaha Soomaalida iyo isdilkooda? …
Taangiga Tigreega
Ma rabtaa, in aad wax ka ogaato wixii Muqdisho iyo qaybo ka mid ah koofurta, koofurta iyo gobollada Dhexe ka dhacay? Ma rabtaa, inaad wax ka kororsato waayihii Xerta Xabashida iyo xasuuqa umadda? Ma rabtaa, in aad ogaato halgankii looga hortagay iyo sidii la isaga caabbiyey? Ma rabtaa, in aad wax ka ogaato qaybo ka …
