Cabdulqaadir Aroma

An open letter to Professor Kapteijns: A rejoinder

An open letter to Professor Kapteijns: A rejoinder by Abdulkadir  Osman “Aroma” Published, 28 March 2013 Really you have done extensive research, an important and valuable work. Your book will be part of Somali history good or bad, true or untrue, biased or fair, partial or impartial. As writer who likes history books as well …

Faalkii Sheekhul Kulli

Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda ka beeray oo ay isu dhaleen 10 wiil iyo …

Boob & Bililiqo Waa Soo Jireen

Daaraha xusuustiyo, hadba midab la doortiyo. Diirka lagu mariimoo, shanta daadsan yaaliin. Deeqdaas la yaabka leh, duco waalid soo hoyn. Carshigana kasoo degin, dal shisheeye loo tegin. Duullaana loo gelin, ninka weel darsanayee. Digashada saboolkiyo, ku darsaday bareeraha. Miyaan eedi daba ool, godobtiisu dedanaa. Tixdii M. W. Hadraawi Qofka qaba cudurrada dhimirka marka laga tumo …

Cabdi-NGOle

Cabdi-NGOle | Soomaaliya: Qabrigii Kaalmada Shisheeye & Dalkii NGO-leyda Maqaalkii Awoodda ka oomanaw ama Islaax ahaaw, waxaan akhristeyaasha u ballanqaaday Kooxaha Cabdi-adduunyo inaan Qormo kasta ku falanqeyn doono Laba Cabdi ama Hal Cabdi, taasoo ku xiran hadba tirada bogagga, maanta waa Cabdi-NGOle. Intii Bini-aadamku ku noolaa dunida guudkeeda, kolley waa jirtay iskaalmeyn iyo gurmad ka …

error: Content is protected !!